Ka warbixinta khayaanada shaqaalaha aan ahayn UNHCR ka /ama aan ahayn- shaqaalaha shuraakada la ah UNHCR

ka Fadlan ogow in DHAMMAAN adeegyada ay bixiso UNHCR lagu bixiyo BILAASH

Waa maxay khiyaamo?

UNHCR waxay ku qeexdaa  khayaanada fal kasta ama ka tagitaanka iyada oo laga warqabo ama si ula kas ah loo marin habaabiyo, ama isku dayada ah inay qolo marin habaabiso, si ay faa’iido u helaan.

DHAMAAAN adeegyada iyo waxqabadyada UNHCR waa lacag la’aan!  Marna laguma waydiin doono inaad wax ka bixiso wax ka mid ah adeegyada ay bixiso UNHCR ku ama mid ka mid ah la-hawlgalayaasheeda/shuraakadeeda.  Fadlan ha rumaysan qof kasta oo kuu sheega hadii aad wax bixisid  inay kaa caawin karaan diiwaangelinta,  dib u dejinta ama adeegyada kale.  Dalabyada noocan oo kale ah waxaa laga yaabaa in lagugu sameeyo qof ahaan/si toos ah ama baraha bulshada la adeegsado, oo ay ka midka yihiin Facebook, WhatsApp, Viber, Telegram iwm.                                                                              Haddii lacag ama nooc kale oo asxaan ah lagaa codsado beddelka adeegyada UNHCR ka, fadlan u soo sheeg UNHCR ka iyo/ama saldhigga booliiska ee kuugu dhow sida ugu dhalhsaha badan.                  Sideen uga dacwoodaa Khiyaamada ay sameeyeen shaqaalaha aan ahayn UNHCR ka /ama aan ahayn- shaqaalaha shuraakada la ah UNHCR ka?     

  • Kala hadal xubnaha shaqaalaha UNHCR ka ee goobtaada, haddii la heli karo;.  
  •  U sheeg booliiska;. 
  •   U soo sheeg UNHCR ka Giriiga [email protected]                                                                              

Si aad u hesho macluumaad dhab ah oo ku saabsan shaqada iyo adeegyada UNHCR ka, fadlan kala tasho websaydka CAAWINTA rasmiga ah ee UNHCR ka Greece official HELP website.