Magangelyo codsasho

Doorka UNHCR ee Giriiga kuma jirto helitaanka iyo/ama ka shaqeynta codsiyada magangelyo ama dib udajinta. Shaqaalaha UNHCR ayaa kuu sheegi doona sida aad magangelyo uga codsan karto masuuliyiinta Giriiga.

Adeegga Magangalyada ee Giriiggu waa xafiiska kaliya ee masuulka ka ah ka shaqeynta magangelyada iyo nidaamyada la xiriira.