Adeegyada gurmadka

Adeegga Gurmadka Yurub 112

Booliska: 100
Adeegga Dabka: 199
Gurmadka Caafimaadka: 166
Ilaalada Xeebaha: 108

Macluumaadka iyo taleefanada heeganka

Khadka arrimaha ka ganacsiga dadka

Lambarka taleefanka: 1109

Luuqadaha: Marka aad soo wacdo, waxaad maqli doontaa farriin Luuqadaha Ingiriisiga iyo Giriigga ah oo laguu daari doono. Waxaa jira hawlwadeen diyaar u ah inay kugula hadlaan tiro luuqado ah — laakiin waa inaad marka hore riixdaa 2 si aad ula hadashid qof khibrad u leh wicitaanada tooska ah.


Xoghaynta Guud ee Sinnaanta Jinsiga

Lambarka taleefanka: 15900

Luuqadaha: Ingiriisi, Giriiga


Soo Celinta Xidhiidhada Qoyska (Bisha Cas ee Giriigga)

Lambarka taleefanka: 210 52 300 43

Saacadaha ay furan yihiin: Isniin — Jimce: 08:30 – 14:30

Luuqadaha: Ingiriisi, Faransiis, Giriig


Ilaalinta Caruurta (“The Smile of the Child”)

Haddii ilmo ama da’ yar tahay ama aad taqaan ilmo ama da’ yar dhibane u ah xadgudub, khatar weyn ku jira ama u baahan taageero nafsiyeed

Lambarka taleefanka: 1056

Luuqadaha: Dhammaan luuqadaha lama heli karo mar kasta. Dadka jooga khadka taleefanka heeganka ayaa laga yaabaa inay kugu soo celiyaan iyagoo turjumaan wada. Luuqadaha soo socda ayaa la ogol yahay: Carabi, Ingiriisi, Faarisi, Faransiis

Khadka Heeganka ee Caruurta Maqan ee Yurub Taleefan Lambar: 116000

Khadka Heeganka ee Caruurta iyo Dhalinyarada Maqan ee Yurub Taleefan: 116111


Khatarta isdilista (Klimaka)

Lambarka taleefanka: 1018

Luuqadaha: Ingiriisi, Giriiga


Khadka heeganka taageerada LGBTI

Macluumaadka ku saabsan taageerada loo helo dadka khaniisyada, baysekshuwallada, dadka jinsiga beddeshay iyo labeebyada (LGBTIQ) ah ee Giriiga.

Lambarka taleefanka: 11528

Saacadaha ay furan yihiin: Isniin — Jimce: 13:00 – 21:00

Luuqadaha: Ingiriisi, Giriiga

Luuqadda Faransiiska waxa lagu heli karaa codsi, luuqado kale ayaa mararka qaar laguu qorsheyn karaa iyadoo kulanka ka dib lagaa soo wacayo Skype. Codsiyada wicitaanada Skype waxa lagu soo dalban karaa iimeel.