Ku Laabo Waddankii (IOM)

  • Sidee baan dalkeygii dib ugu laaban karaa?

Haddii aad go’aansato inaadan rabin inaad magangelyo ka dalbato Giriigga, waxaad codsan kartaa caawimo si aad si hab ikhtiyaari ah ugu noqoto dalkaagii hooyo. Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ayaa ku siin kartaa macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan waxa aad qaban doonto. Halkan waxa ku qoran sidaad ula xiriiri lahayd:

Ururka Caalamiga ah ee Socdaalka

Telefoon: +30 210 99 19 040
Cinwaanka: Dodekanisou 6, 17456, Alimos, Athens
Magaalo weyn: Red line (u dhow istaanka Ilioupoli)
Saacadaha ay furan yihiin: 08:30 – 16:00