Qaamuus Yar oo loogu talagalay Xiriirada Aasaasiga ah

Qaamuuskan ayaa laguu sameeyay. Waxaa loogu talagalay in lagu caawiyo qaxootiga iyo dadka soo galootiga ah ee ku sugan dalka Giriiga. Fadlan hayso oo ilaasho. Waxaad u isticmaali kartaa inuu kaa caawiyo la xiriirista dadka Giriiga jooga ee aad wada xiriirtaan, si aad u codsato macluumaad guud, iyo sidoo kale macluumaadka la xiriira xaaladaha nolosha, cuntada, caafimaadka iyo ilaalinta. Cutubyo gaar ah ayaa ugu jira haweenka iyo carruurta aan lala socon.

Daabacadda hadda ee labaad ee qaamuuska yar waxa lagu soo kordhiyay ereyo cusub oo la xiriira adeegyada dadwaynaha, waxbarashada, hab-nololeedka iyo dhaqanka ka jira Giriigga, taas oo kaa caawineysa inaad hesho adeegyo oo dhex gasho degaanka bulshada.


(Faylasha PDF): Arabic / Greek  |  Farsi / Greek  |  French / Greek  |  Kurmanji / Greek  |  Sorani / Greek  |  Turkish / Greek  |  Urdu / Greek | Ukrainian / Greek


Fadlan daqiiqado yar ku qaado inaad halkan noogu soo gudbiso waxaad kala kulantay isticmaalka Qaamuuska Yar. Waxaan jeclaan lahayn inaanu maqalno sida loo horumarin karo Qaamuuska Yar.