Nala soo xidhiidh

Fadlan buuxi foomka hoos ku yaal ama naga soo wac lambarkan: 216 200 7800.

Haddii aad ku sugan tahay Jasiiradda Chios, fadlan la xiriir lambarka soo socda: Isniin — Jimce, 9:00 — 16:00

Khadka Ilaalinta: +30 6948197311 (helitaanka wicitaanada caadiga ah/SMSEs iyo xiriirada WhatsApp-ka).

Haddii aad ku sugan tahay jasiiradda Samos: +306951002248 (Fadlan nagula soo xiriir WhatsApp, qoraal ama cod)

Haddii aad ku sugan tahay jasiiradda Kos ama Leros fadlan nagala soo xiriir lambarkan + 306944585694 (WhatsApp iyo wicitaanada caadiga ah)

Waxa jira xilliyo ay UNHCR kaa dalban doonto macluumaad shaqsiyeed sida magaca oo buuxa, inaad toos ugu timaado iyo xogta xiriirka si ay kuu siiyaan macluumaad ama hagitaan.

Macluumaadkaaga shakhsiyadeed waa qarsoodi oo lalama wadaagi doono qolo saddexaad ka hor ogolaanshahaaga, marka laga reebo NGO-yada la hawlgala UNHCR kuwaas oo bixin kara kaalmo ama ilaalin, haddii loo baahdo.

Marnaba UNHCR lama wadaagi doonto macluumaadkaaga khaaska ah maamulada waddanka aad ka soo jeedo.

Haddii aadan ku nooleyn Giriiga ama haddii su’aalahaagu aanay khuseyn nidaamyada iyo adeegyada Giriiga, ma awoodi doono inaan su’aashaada ka jawaabno. Hadday taasi dhacdo fadlan tixraac webseedka HELP ama webseedka UNHCR ee waddanka aad hadda ku nooshahay.

Haddii macluumaadku uu horey ugu sii jiray webseedka HELP ee UNHCR-ta Giriiga, waxa laga yaabaa in aanan ka jawaabin su’aashaada balse aanu kuu tilmaano qaybta ku habboon ee webseedka.