Médecins Sans Frontières (MSF)

Adeegyada Ilaalinta (Ximaayada)

Kiisaska Degdegga ah ee Xadgudubka Galmada

MSF waxa ay siisaa daryeel caafimaad iyo mid maskaxeed dadka ay soo gaartay faraxumaynta galmada. Kufsigu waa xaalad caafimaad oo degdeg ah. Haddii adiga ama qof aad taqaan uu la kulmay xadgudub galmo, wac 72 saacadood (3 maalmood) gudahood si aad u kordhiso fursadda taageerada naf-badbaadinta ee muhiimka ah. MSF waxa ay sidoo kale bixisa baxnaanin caafimaad, jir iyo maskaxeed oo loogu talagalay dhibanayaasha dhacdooyinka naxdinta leh. Adeegyada taageerada kooxeed sidoo kale waa la heli karaa.
Kadka degdega ah: 01117083502 (9:00 AM – 5:00 PM)

Dhismo 2, Waddada 161

Dhammaan adeegyada MSF waa badbaado, sir, ixtiraam iyo bilaash.

Adeegyada Caafimaadka

Rugaha Caafimaadka
Khadka degdegga ah: 01117083502 (9:00 AM – 5:00 PM)
Dhismo 2, Waddada 161
Axad – Khamiis: 8:30 AM – 5:00 PM

Adeegyada Bulsho iyo Naf ahaaneed

Adeegyada Caafimaadka Dhimirka
Khadka degdegga ah: 01117083502 (9:00 AM – 5:00 PM)