Mareegtan waxa loogu talagalay qaxootiga iyo magangelyo-doonka Masar. Waxay ku siinaysaa macluumaad muhiim ah iyo jawaabaha soo socda:
- Sidee looga diiwaan gelin karaa UNHCR?
- Sidee loo helaa ogolaanshaha joogitaanka Masar?
- Kaalmada maaliyadeed iyo cidda lala xiriirinayo haddii ay dhacdo wax weydiin ama codsi kasta.
- Go’aaminta Xaaladda Qaxoontiga (RSD) iyo sida ay u shaqeyso.
- Adeegyada muhiimka ah ee la xidhiidha rabshadaha ku salaysan jinsiga (GBV), Ilaalinta Ilmaha iyo Haysashada.
- Waa ayo lammaaneheenna iyo maxay bixiyaan?
- Waxaad ka ogaan kartaa wax badan oo ku saabsan sida naloola soo xiriiro taleefanka iyo iimaylka adigoo isticmaalaya bogga “Nala soo xiriir“.
- Fadlan hubi menu-ka bidix si aad macluumaad dheeraad ah u hesho.