Hay’adaha Iskaashiga ee UNHCR

Dhammaan adeegyada ay bixiso UNHCR iyo la-hawlgalayaasheeda waa bilaash!

Hay’adaha hawlwadeenada ah ee UNHCR waxay siiyaan adeegyo badan qaxootiga iyo magangalyo doonka Masar, oo ay kujiraan adeegyada ilaalinta, baahiyaha aasaasiga ah, adeegyada caafimaadka ama adeegyo kale ooo caawiyaan karaya qaxootiga iyo magangalyo doonka inta ay deganyihiin Masar.

Tan iyo bilowga cudurka faafa ee Korona, Hawlwadeenada qaarkood waxay bedeleen qaababkii shaqo ee adeegyadan si ay u waafajiyan xaalada xilligan jirta iyo inay ilaaliyaan caafimaadka iyo badbaadada ka-faa’iideystayaasha.

Dukumiintiga hoose wuxuu sharaxayaa adeegyada ay bixiyaan hay’adaha halwwadeenadda la ah UNHCR inta lagu gudajiray safmarka Corona

ADEEGYADA QAXOOTIGA IYO MAGANGELYADA doonka ee Qaahira weyn (Soomaali)

ADEEGYADA QAXOOTIGA IYO MAGANGELYADA doonka ee Qaahira weyn (Ingiriisi)

ADEEGYADA QAXOOTIGA IYO MAGANGELYADA doonka ee Qaahira weyn (Carabi)

ADEEGYADA QAXOOTIGA IYO MAGANGELYADA doonka ee Qaahira weyn (Amxaari)

ADEEGYADA QAXOOTIGA IYO MAGANGELYADA doonka ee Qaahira weyn (Oromo).

ADEEGYADA QAXOOTIGA IYO MAGANGELYADA doonka ee Qaahira weyn (Tigrinya).