Badbaadi carruurta / Save The Children

Dhammaan adeegyada ay bixiso UNHCR iyo la-hawlgalayaasheeda waa bilaash!

Adeegyada Ilaalinta (Ximaayada)

Ilaalinta Caruurta (Qiimaynta ugu wanaagsan ee Dantooda ah ee Caruurta aan Wehel haysan iyo kuwa qoyskooda ka go’ay/ Caruurta Khatarta ku jirta)

Save the Children waxa ay siisaa adeegyo badan ubadka halista ku jira iyo ubadka ay la kulmaan xadgudubka, dayaca iyo dhiigmiirashada. Waxa kale oo ay bixisaa adeegyo carruurta aan lala socon & kuwa kala maqan oo ay ku jiraan qiimaynta interst-ka ugu fiican.
Carabi: 01029803454/ 01029802524
Oromo iyo Amxaaro: 01067752252
Tigrinya: 01010002785/ 01099845733/ 01143772690/ 01029802524
Somali: 01067894466/ 01019215496

Weydiimaha ah iyo Cabashooyinka: 01015933433

Adeegyada Caafimaadka

SCI waxay kala shaqeysaa Wasaaradda Caafimaadka iyo Dadweynaha si loo horumariyo helitaanka adeegyo caafimaad oo tayo leh oo qaxootiga ah.

Daryeelka Caafimaadka Sare
Aqbala kiisaska ay tixraacayso Caritas, haddii aad hayso fayl furan, wac
Qaahira oo dhan: 01097748440
Aleskandriya & Dumyat: 0106716774
Numbarada Degdega ah: 01280770146/ 01280769456/ 01064833320
Axad – Khamiis: 9:00 subaxnimo – 5:00 galabnimo

Farriimaha iyo Weydiimaha Wacyigelinta Caafimaadka
Qaahira oo dhan: 01066205866/01019588995
Aleskandriya: 01014620007/ 01014630006/ 01014650004/ 01010002483/ 01014666922
Dumyat: 01011165822/ 01012641119
Axad – Khamiis: 9:00 subaxnimo – 5:00 galabnimo

Weydiimaha ah iyo Cabashooyinka: 01015933433

Khadadka Telefoonada

Khadka telefoonka deg-degga ah: 01015933433


Bogga Facebook-ga