Helitaanka Xubnaha Qoyska

Dhammaan adeegyada ay bixiso UNHCR iyo la-hawlgalayaasheeda waa bilaash!

Haddii aad lumisay xidhiidhka xubin qoyskaaga ah oo aad u baahan tahay in lagaa caawiyo sidii loo heli lahaa, waxaad la xidhiidhi kartaa Bisha Cas ama Laanqayrta Cas sida hoos lagu sharaxay:

Qoysaska Masar ku nool ee xidhiidhka ka lumay ehelkooda waxay kala xidhiidhi karaan khadka telefoonka ee Xafiiska Soo celinta Qoyska ee ICRC: +0225281548

Ama wac: +249900907832 haddii ay joogaan Suudaan

Ama wac Bisha Cas ee Masar khadka telefoonka: 15322 ama ku soo dir codsigaga WhatsApp: 01152072077