Adeegyada Gargaarka Katooliga (CRS)

Dhammaan adeegyada ay bixiso UNHCR iyo la-hawlgalayaasheeda waa bilaash!

Adeegyada Wabarasho

UNHCR waxay siisaa deeqo waxbarasho iyada oo loo sii marayo CRS oo ka caawisa maalgelinta fursadaha waxbarasho ee Masar ee dugsiyada dadweynaha, kuwa gaarka loo leeyahay iyo kuwa beesha.
Intaa waxaa dheer, CRS waxay bixisaa waxqabadyo waxbarasho oo kala duwan sida Carabi iyo Ingiriisi fasalo, barnaamijka kaalmada turotiring iyo tababar xirfadeed.

Khadka Tooska ah ee Waxbarashada: 012 8500 3114 & 010 3049 9923
Cabashooyinka: 010 0056 4747
La Talin Waxbarasho: 010 6934 1111
Dhismaha 33, Wadada 106, Hadyek El-Maadi

Axad – Khamiis: 9:00 subaxnimo – 3:00 galabnimo

Adeegyada Hab Nololeedka

Soo Gudbinada Hab nololeedka & Wicitaannada la socoshada

Waxay taageertaa qaxootiga iyo magangelyo-doonka ee xiisaynaya inay bilaabaan/balaadhiyaan ganacsigooda. Si aad uga mid noqoto barnaamijka, waa in aad UNHCR ka diwaan gashan tahay.
01022282706
33, Wadada 106, Hadayek El Maadi (Metro: Hadayek El Maadi)
Axad – Khamiis: 9:00 subaxnimo – 3:00 galabnimo


Bogga Facebook-ga ee Adeegyada Gargaarka Catholic