Adeegyada Caafimaadka
Wuxuu bixiyaa caafimaadka taranka, TB, daaweynta HIV/AIDS, iyo adeegyada carruurta da’doodu ka yar tahay shanta sano.
Magaalada Nasr:
Cinwaanka: Degmada tobnaad, ee suuqa waddooyinka, “Maktab el-tamween” dhismaha xafiiska daryeelka qoyska
Tel: 01211970028
Degdeg: 01282112011
Maalmaha shaqada: Talaado iyo Arbaco 8:00 ilaa 14:00
Zamalek:
Ciwaanka: All Saints’ Cathedral, 5 Micheal Lutfalla waddo, gadaashiisa Marriott Hotel
Tel: 01203339126
Degdeg: 01211970018
Taageerada cilmi nafsiga: 01211970032
Isniin-Khamiista iyo Sabtiyada 8:00 ilaa 14:00 (Jimcaha iyo Axadaha fasaxa)
6 Oktoobar:
Cinwaanka: 48 El-markazy, Qaybta 10aad, 6 Oktoobar
Tel: 01211970037
Axadaha ilaa Khamiista: 8:00 ilaa 15:00
Adeegyada Hab Nololeedka
Tababarada Xirfadaha / Codsiyada Shaqaalaysiinta
Waxay bixisaa adeegyo hab-nololeed iyada oo loo marayo fududaynta shaqaaleysiinta mushaharka. Codsadayaashu waxay helayaan tababar xirfad shaqo oo lagama maarmaan ah, koorsooyin luqadeed, xogururinta dhaqan-dhaqaale, kobcinta awooda iyo fududaynta helitaanka suuqa shaqada
(Gudaha ) KanisadaAll Saints, ee ka Danbaysa Hoteelka Moriott, Zamalek
010 1889 7429
Maalinkasta marka laga reebo Jimcaha & Axadda: 10:00 – 13:00