Hawlaha Xirfadaha iyo Waxbarashada

Fadlan hoos ka eeg qaar ka mid ah ururada bixiya koorsooyin xirfadeed iyo waxbarasho iyo waxqabadyada dumarka iyo ragga waaweyn:
1. Adeegga Qaxootiga ee Jesuit: bit.ly/3LeI3fc
Fasalada kombiyuutarka
dumarka iyo ragga waaweyn
Cinwaanka: Agiou Isidorou 4, Athens 114 71
Iimayl: [email protected]
Tel: 2108237835
Ingiriis, Faransiis, Giriig


2. akadeemiyada Hackers-ka Bulshada: bit.ly/3Zuhl6P
Codeynta, Horumarinta Shabakadda, WordPress, Naqshadeynta hore ee Shabakadda iyo akhriska kombiyuutarka
Cinwaanka: Anaxagora 3-5, Athens 105 52, Greece
Iimayl: [email protected]
Tel: 2103003124

3. Drop in the Ocean “Xarunta Stagona”: bit.ly/3kOC8mE
Aqoonta kombiyuutarka
Cinwaanka: Filis 68, Athens 10434
Tel: 6985564871
Isniin – Jimce
10:00-18:00Rectangle

4. ANKAA: bit.ly/3LbAWo9
Casharro kombuyuutar oo heerar kala duwan ah, Aasaaska qalabka kombuyuutarka, Aqoon-is-weydaarsiyada dayactirka taleefannada, Aqoon-is-weydaarsiyo filim-qaadis ah, fasallo sawir-qaadis
Cinwaanka: Ithakis 29, Athens 112 57
Iimayl: [email protected]
Tel: 6951192126
Isniin – Jimco, 10.00 – 19.00
Ingiriis  & Giriig


5. FAROS Horizon Centre: https://faros.org/
Naqshadeynta iyo fikradda, kumbuyuutarka iyo elektiroonigga, daabacaadda 3D iyo muuqaal
Cinwaanka: Metsovou 10, Athens 106 82
Iimayl: [email protected]
Tel: 2108833836
Isniin – Jimco, 13:00 – 17:00
Farsi