Macluumaad loogu talagalay qaxootiga, magangalyo doonka iyo dadka barakacay ee Masar.

Waxaa bixisay UNHCR, Hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay.

Dhammaan adeegyada ay bixiso UNHCR iyo la-hawlgalayaasheeda waa bilaash!

Mareegtan waxa loogu talagalay qaxootiga iyo magangelyo-doonka Masar. Waxay ku siinaysaa macluumaad muhiim ah iyo jawaabaha soo socda:

UNHCR waxay kordhin doontaa hawlaha diiwaangelinta maalmaha Jimcaha si ay u qaabilaan Qaxootiga iyo magangelyo-doonka kuwaas oo horey loogu Qorsheeyey ballamaha Xafiiska lixaad ee October
Fadlan la soco in kaliya codsade la qorsheeyay ee helay Fariin Qoraaled  SMS ama taleefoon lagu ballamiyey in xafiiska la Gelin doono

ADEEGYADA QAXOOTIGA IYO MAGANGELYADA DOONKA EE QAAHIRA WEYN

Adeegyada  Qaxootiga  Iyo Magangelyada  doonka ee Qaahira weyn