Soo dhawow

UNHCR Ireland - Caawinta dadka qaxootiga ah iyo kuwa magangalyo-doonka

UNHCR Ireland – Caawinta dadka qaxootiga ah iyo kuwa magangalyo-doonka

UNHCR, Hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay, ayaa sameysay help.unhcr.org/ireland ,bogga qaxootiga,magangalyo-doonka iyo dadka wadan la’aanta ah ee kusugan Ireland.

Halkan waxaad kaheli doontaa macluumaad muhiim ah iyo link-yada, ay kamid yihiin jawaabaha su’aalaha soo socda:

Ma dooneysaa caawinta qaraabada ama saaxiibadaada jira dibadda?Fadlan booqo dulmarka guud ee boggaga caawinta ee UNHCR wadamo kala duwan ama la xiriir xafiiska dalka ee UNHCR.

Boggan waxaa loo cusbooneysiin doonaa si joogta ah.