Dhammaan adeegyada ay bixiso UNHCR iyo la-hawlgalayaasheeda waa bilaash!
Xubin qoys ayaa la xiray. Yaan wici karaa?
- Xogta UNHCR: Qahira Weyn iyo Alexandria iyo Xeebta Waqooyi (iyada oo loo marayo isku xirkan)
- Shuraakada Sharci ee UNHCR:
EFRR
Khadka dhulka: 0225751118
Telefoon: 01272020938, 01222210534, 01272020956
WhatsApp: 01272020956
- U dir iimayl [email protected]