Fiiro Gaar ah! Dhamaan adeegyada UNHCR waa BILAASH!
Warbixintada waxaa loola dhaqmi doonaa si taxadar leh waxaana loo ilaalin doonaa si adag.
Fiiro Gaar ah! Dhamaan adeegyada UNHCR waa BILAASH!
Warbixintada waxaa loola dhaqmi doonaa si taxadar leh waxaana loo ilaalin doonaa si adag.
Anshax-xumado waa “fashil dhaqan oo u uku kaco xubin ka tirsan shaqaalaha oo u hogaansami waayey waajibaadkiisa ama axdiga qaran ee xeerarka shaqaalaha iyo xeerarka kale ee maamulka ama ilaalinta halbeegaha dhaqanka alaga filaayo shaqalaha ee caalamiga ah.”
Dhamaan kaalmooyinka iyo howlaha badbaada/xaqdhowrka ah ee la siiyo dadka qaxootiga iyo kua magan-galyo-doonka waa MID BILAASH AH. Fadlan ogow adeeg kasto UNHCR iyo bah-wadaagteedu ay bixiyaan lagaagama baahna wax lacag ah, hana aqbalin wax badal ah sida jirkada iyo wax kale (oo ay kamid yihin, lacag, shay kasta ama adeeg kasta)
Waxaad si qarsoodi ah ugu warbixin kartaa UNHCR wixii ku xadgudub ah ee arrintan la xiriira.
Si aad u soo sheegto musuqmaasuq, khiyaano, kufsi ama tacaddi galmo, ama dhaqan xumo kale, fadlan la xidhiidh UNHCR adigoo adeegsanaya kanaallada soo socda:
Santuuqa cabashada ee UNHCR Liibiya waxaa ay yaallaan xafiiska Serraj. Hanaanka cabashada waxaa uu dadka qaxootiga ah iyo kuwa magan-gelyo-doonka ah, ee aaminsan in ay dhibanayaal u yihiin falal anshax xumo ah oo ay kaceen shaqaalaha UNHCR, Turjumaanada ama waardiyayaasha, in ay maamulka sare ee UNHCR u soo gudbiyaan macluumaadyada la xiriira falalka ama dhaqannada aanan haboonayn ee la geysto. Nidaamka u degsan UNHCR waxaa uu wax ka qabanayaa falalka anshax xumida ah ama kuwa caddaalad darrada ah ee ay geystaan shaqaalaha UNHCR, turjumaan ama waardiye.
Hadii aad rabto inaa cabasho gudbiso, fadlan cabashada ku dir/rid santuuqa cabashada ee bashqadaysan. Masuulka ugu sarreeya ee UNHCR Liibiya ayaa kaliya arki kara waxa ku jira santuuqa cabashada; waxaana cabashadaada loo eegi doonaa si sir ah xafidnaani ay ku dheehan tahay.
Fadlan xasuusnow in UNHCR iyo hay’adaha la shaqeeya in aysan SINNABA UGU DULQAADAN KARIN marka ay timaado khiyanada, musuqmasuqa, gal-uga-faa’iidaysiga qof duuraysan, dhibataynta iyo si xun ula dhaqanka/ku tacaddiga dadka.
Dhamaan caawimadyada iyo ilaalinta la siiyo qaxootiga iyo magangalyo doonka waa MID BILAASH AH. Fadlan ogow adeeg kasta oo UNHCR iyo hay’adaha la shaqeeya ay bixiyaan in aan lagaaga baahnayn wax lacag ah, hana aqbalin wax badal si loogu caawiyo adeegyada UNHCR iyo hay’adaha la shaqeeya ay bixiyaan. Waxaad si qarsoodi ah u soo wargalin kartaa UNHCR xadgudub kasto oo kamid kuwaas. Sid aad u soo wargalisid qiyamad, masmasuqa, xadgudubka galmada iyo xadgudub kasta la xirir xafiiska jernaalka UNHCR:
Santuuqa cabashada ee UNHCR Liibiya waxaa ay yaallaan xafiiska Serraj. Hanaanka cabashada waxaa uu dadka qaxootiga ah iyo kuwa magan-gelyo-doonka ah, ee aaminsan in ay dhibanayaal u yihiin falal anshax xumo ah oo ay kaceen shaqaalaha UNHCR, Turjumaanada ama waardiyayaasha, in ay maamulka sare ee UNHCR u soo gudbiyaan macluumaadyada la xiriira falalka ama dhaqannada aanan haboonayn ee la geysto. Nidaamka u degsan UNHCR waxaa uu wax ka qabanayaa falalka anshax xumida ah ama kuwa caddaalad darrada ah ee ay geystaan shaqaalaha UNHCR, turjumaan ama waardiye.
Hadii aad rabto inaa cabasho gudbiso, fadlan cabashada ku dir/rid santuuqa cabashada ee bashqadaysan. Masuulka ugu sarreeya ee UNHCR Liibiya ayaa kaliya arki kara waxa ku jira santuuqa cabashada; waxaan cabashadaada loo eegi doonaa si sir ah xafidnaani ay ku dheehan tahay.
Fadlan xasuusnow in UNHCR iyo hay’adaha la shaqeeya in aysan SINNABA UGU DULQAADAN KARIN marka ay timaado khiyanada, musuqmasuqa, gal-uga-faa’iidaysiga qof duuraysan, dhibataynta iyo si xun ula dhaqanka/ku tacaddiga dadka.
Falkasta oo ay kujiraan been abuur, iyo ama qarinta xaqiijoyinka maadiga ah ee og ama olakac marin habaabinayo ama iskudayo in maran hababiyo, si loo helo faaido mid toos ah am mid aan toos aheen ha ahaato qofka nafsadiisa ama cid sadexaad. Tusaale falka been abuurka ah waxaa kamid ah:
Fadlan ku soo sheeg wixii walaac ah ama shakiyo ku saabsan musuqmaasuq ama khiyaano ay sameeyeen qaxootiga ama dadka magangelyo doonka ah adigoo la soo xiriiraya UNHCR adigoo wacaya 1504.
Dhammaan warbixinada waxaa loola dhaqmaa si qarsoodi ah oo aad u adag.
Si aad u soo sheegto musuqmaasuq, khiyaano, kufsi ama tacaddi galmo, ama dhaqan xumo kale, fadlan la xidhiidh UNHCR adigoo adeegsanaya kanaallada soo socda:
Hadii aad rabto inaa cabasho gudbiso, fadlan cabashada ku dir/rid santuuqa cabashada ee bashqadaysan. Masuulka ugu sarreeya ee UNHCR Liibiya ayaa kaliya arki kara waxa ku jira santuuqa cabashada; waxaana cabashadaada loo eegi doonaa si sir ah xafidnaani ay ku dheehan tahay.
Dhammaan howlaha kaalmada ah iyo badbaada/xaqdhowrka ah ee la siiyo dadka Qaxootiga ah iyo kuwa magan-gelyo-doonka ah waa BILAASH AH. Fadlan ogsoonoow in aanan wax lacag ah ama wax kale lagaaga baahnayn si aad caawimaad uga hesho UNHCR iyo hay’adaha la shaqeeya.
Mawqofkayagu wuu cad yahay waxana wax badan ku celceliye gudoomiyayaga sare:
Haddii aad ogtahay ama aad ka walaacsan tahay ama aad ka shakisan tahay kiis suurtagal ah oo ku saabsan kufsi ama tacaddi galmo uu geystay xubin ka tirsan UNHCR, Qaramada Midoobay, ama NGO, fadlan si toos ah ugu soo sheeg UNHCR adigoo adeegsanaya kanaalka soo socda:
Wixii warbixinno ah oo dheeri ah, waxaad booqan kartaa UNHCR – Reporting sexual exploitation and abuse (SEA).
Waa lagama maarmaan ah inaad u soo gudbisaa UNHCR warbixin run ah. Fadlan ku dar aqbaraadkan in aad awoodo:
Fadlan sheeg hadii aad hayso wax cadayn ah oo xoojinayo edaymahaagu, hadii nala wadaagi karto.