Macluumaad loogu talagalay codsadayaasha sharciga qaxootiga, qaxootiga iyo dadka aan dalka lahayn ee Liibiya.

Waxaa bixisay UNHCR, Hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay.

Fadlan ogsoonoow in DHAMMAAN adeegyada UNHCR ay bixiso in ay BILAASH/LACAG LA’AAN yihiin.