Wac: π Laynka/taleefnka laga heli karo xafiiska diiwaangelinta ee UNHCR: 0911633466
(Axad ilaa Khamiis 08:30 subaxnimo-16:30 galabnimo)
Wac: π Laynka/taleefnka laga heli karo xafiiska badbaada/xaq-dhowrka ee UNHCR: 0917127644
(Axad ilaa Khamiis 08:30 subaxnimo-16:30 galabnimo)
Wac: π Laynka/taleefanka laga heli karo xarunta warcelinta iyo cabashada ee Tawasul: 1404
(Axad ilaa Khamiis 08:30 subaxnimo-16:30 galabnimo)
Khad bilaash oo aad ka heli kartid macluumaad ku saabsan barnaamijyada baniβaadanimo, aad sidoo kale ku soo gudbin kartid wixii cabasho ah, falcelin/warcelin aad ka samayn kartid howl la qabtay, iyo waliba in laguu gudbiyo hayβadaha baniβaadanimo ee qaabilsan xallinta howlaha laga soo cabtay.
Wac: π CESVI telefoonada: 0910027717 OR 0922767166
(Axad ilaa Khamiis 08:30 subaxnimo-16:30 galabnimo)
Arimaha la xiriira caafimaadka maskaxda iyo caawimaadaha nafsiga ah ama caawimaadaha la xiriira tacaddiyada jinsi, sidoo kale arimaha la xiriira xaq-dhowrka caruurta iyo howlaha kale ee badbaadada la halmaala, arimaha lacag-bixinta iyo qabsashada ballamaha lagu booqanayo xarunta loogu adeego bulshada.
Wac: π IRC Si aad u hesho gagaar caafimaad:
Taleefanka lagala xiriiro arimaha caafimaad ee degdegga ah: π 0910354839 (24/7 – Maalin kasta iyo wakhti kasta)
Taleefanka laga heli karo la talinnada guud ee caafimaadka la xiriira: π 0910347365 (Axad ilaa Khamiis 09:00-17:00)
Taleefanka laga heli karo arimaha la xiriira caafimaadka taranka iyo caafimaadka uurka. La talin guud: π 0910354818 (Axad ilaa Khamiis 09:00-17:00)