Kaalmada Foojarrada

Waxaad wici kartaa xarunta wicitaanka Tawasul lambarka 1504, waxayna kuu gudbin doonaan hay’adda nala-hawlgasha ee LibAid (Hay’adda Liibiya ee Gargaarka) si aad u hesho adeegyada.