Waxaan qabaa dhibaato la xiriirta iibiyeyaasha, cabasho ku saabsan adeegyada lacagta, luminta lambarka sirta (PIN) ee foojarka, ama beddelidda foojarka. Maxaan sameeyaa?
Waxaad wici kartaa xarunta wicitaanka Tawasul lambarka 1504, waxayna kuu gudbin doonaan hay’adda nala-hawlgasha ee LibAid (Hay’adda Liibiya ee Gargaarka) si aad u hesho adeegyada.
