Macluumaad loogu talagalay codsadayaasha sharciga qaxootiga, qaxootiga iyo dadka aan dalka lahayn ee Liibiya.Waxaa bixisay UNHCR, Hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay.Fadlan ogsoonoow in DHAMMAAN adeegyada UNHCR ay bixiso in ay BILAASH/LACAG LA’AAN yihiin.Waxaad Boggani ka heli kartaa macluumaad ku saabsan: Ku saabsan howlaha UNHCR Ciwaanada/meelaha laga xiriiri karo iyo laynka-furan ee la soo wici karo Diiwaan-gelin Dib-u-dejinta & Daadgureynta Sida caawimaad loo raadsado Wargalinta/dacwaynta anshax-xumada