Arrimaha Ka-hortagga
Dhammaan adeegyada ay bixiso UNHCR iyo la-hawlgalayaasheeda waa bilaash!
Adeegyada UNHCR:
- Adeegyada la xariira tacadiyada ku saleysan Galmada (GBV) waxay u socdaan sidii caadiga ahayd. Waxaad wax ugu qori kartaa ([email protected]) wixii caawinaad ah.
Adeegyada xaaladaha degdegga ah ee dadka ka badbaaday tacadiyada la xiriira Galmada GBV:
- Hay’adda CARE International: Waxa ay caawimaad siisaa kuwa ka badbaaday tacadiyada la xiriira Galmada GBV waxaana wali laga heli karaa khadadka taleefanadooda.
Khadka telefon caawimaadda ee GBV: 01028859777/ 01028859666 / 01120486345. Saacadaha shaqada: Axad – Khamiis, 9:00 am to 5:00 pm- Khadka deg degga ah ee Habeenkii: 01028062178. Khadka caawinta habeenkii kadib saacadaha shaqada, maalmaha fasaxa asbuuca iyo fasaxyada rasmiga ah
- Ciwaanka:
- Qaybta 8 – Bolooga S64 – El Shatr El Aasher (Xaafadda 10-aad) – Zahraa Macaadi – Kaso horjeedka Carrefour Macaadi, Qaahira
- Dhismaha 22 – xaafadda 1aad –Degmada 1-aad– 6 Oktobar
- MSF: waxa ay daryeel caafimaad oo deg deg ah u fidisaa dadka ka badbaaday tacadiyada la xiriira galmada GBV kuwaa oo la kulmay dhacdo kufsi ah. MSF waxaa laga helaa 24/7 – Waa in aad marka hore wacdaa ka horta inta aadan tagin xaruntooda caafimaad. Khadta telefonka ee MSF: 011-1708-3502 (24/7)
- Refuge Egypt: waxa ay daryeel caafimaad oo deg deg ah siisaa dadka ka badbaaday tacadiyada la xiriira galmada GBV kuwaa oo la kulmay dhacdo kufusi ah. Fadlan marka hore wac ka hor inta aadan tagin rugtooda caafimaad.
- Xarunta Caafimaad ee kaniisadda Zamalik: 5, Wadada Michel Lotfallah., (Hoteelka Marriot gadaashiisa), Telefoonka xarunta caafimaad ee Zamalik: 01203339126, Degdeg: 01282112011
- Xarunta AWN Telefoon: 01211970028; Degdeg: 01282112011
- Xarunta Caafimaad ee 6 Oktoobar:
47, Wadada El Mehwar El Markazi., Kaniisada Episcopal, Xaafadda 10-aad
telefoonka xarunta 6 oktoobar: 01211970037; Degdeg: 01211970037



