Ciwaanada/meelaha laga xiriiri karo iyo laynka-furan ee la soo wici karo

Diiwaangelinta UNHCR

Laynka/taleefnka laga heli karo xafiiska: 0911633466

Fariimaha WhatsApp-ka oo keliya: 0910019417 and 0916998581

Axad ilaa Khamiis 08:30 subaxnimo-16:30 galabnimo

Badbaada/xaq-dhowrka

Laynka/taleefnka laga heli karo xafiiska: 0917127644

Axad ilaa Khamiis 08:30 subaxnimo-16:30 galabnimo

Khadka taleefanka/lambarka taleefanka ee Tawasul si aad uga jawaabto oo aad cabasho u gudbiso

Laynka/taleefnka laga heli karo xafiiska: 1504

Axad ilaa Khamiis 08:30 subaxnimo-16:30 galabnimo