Daryeelka korinta ee Carruurta Aan lala socon/wehelinin

Ma xiisaynaysaa in aad siiso daryeel korin ilmo aan lala socon/wehelinin oo hadda keligiis ku sugan Giriiga?

Haddii aad xiisaynayso inaad noqoto waalid korsade ah fadlan buuxi foomka xidhiidhkan dhexdiisa ku jira: https://metadrasi.org/en/campaigns/foster-care-for-unaccompanied-separated-children/

Hadii muuqaalku uu soo bixi waayo, fadlan dib u cusboonaysii bogga.

Nahal oo toddobo jir ah oo ka soo jeeda Afgaanistaan ayaa guri cusub ka heshay Giriigga iyadoo la mahadinayo naxariista iyo dhiirigelinta Iro Iordanidou. laga so bilaabo 2016 ilaa maanta, iyadoo la adeegsanayo barnaamijka daryeelka Korinta ee METAdrasi, 104 carruur ah oo aan la wehelinin ayay marti galiyeen 89 qoysas ah. saddex ka mid ahna waxa  si abadiyan ah u korsaday   walidkoodii korsaday.