📌Hel marin u helka chatbot-ka WhatsApp ee UNHCR Greece si aad u hesho macluumaad ku saabsan xuquuqdaada iyo caawinta la heli karo ee Greece. Si aad u bilowdo, marka aad furto sheekada WhatsApp, noo soo dir fariin kasta (Hi, Hey, Hello), chatbot-ku si toos ah ayuu u bilaabi doonaa.
📌Hel marin u hel boggayaga Facebook “UNHCR Greece Information Point“.
Fadlan eeg qaybaha hoose, oo haddii aad raadinayso wax macluumaad kale ah, taabo ‘Liiska’ ku yaal bidixda sare ee shaashada (moobeel).