Dhanka caafimaadka 

Marka lagu daro waxqabadyada degdega ah ee naf-badbaadinta, waxaad heli kartaa daryeel caafimaad oo bilaash ah laba jeer bishii gudaha xarumaha SARC.

 Adeegyada daryeelka caafimaadka aasaasiga ah waxaa lagu bixiyaa 11 xarumood oo daryeelka caafimaadka aasaasiga ah, kuwaas oo kala ah: 

Sideed xarumood oo caafimaad oo xiriir la leh Bisha Cas ee Carabiga Suuriya ee ku taal Dimishiq, Miyiga Dimishiq, Xalab iyo Tartous: 


Dimishiq :

Magaca xarunta caafimaadka /  rugta caafimaadka Al-Zahira

Cinwaanka xarunta / Dimishiq – Al-Zahira Al-Jadida – Masajidka Abu Ayuub Al-Ansaari

Nambarka mobilka  : 011 / 5438299 – 011 / 5415811 – 011 / 5415957

websitka xarunta caafimaadka  http://sarc.sy/

 

Magaca xarunta caafimaadka/ rugta caafimaadka Al Akram

Cinwaanka xarunta / Dimashq- almazah-masajidka Al Akram

Telefoonada xarunta caafimaadka  011 / 6111545

websitka xarunta caafimaadka  http://sarc.sy/

 

Magaca xarunta caafimaadka/ rugta caafimaadka barzah

Cinwaanka xarunta / Dimishq – barzah- Xaamiish-Salah Salaama Shahin School

 Telefoonada xarunta caafimaadka /011 / 5111632

websitka xarunta caafimaadka  http://sarc.sy/

 

Barzeh clinic

Address: Damascus – Barzeh – Hamish- Salih Salamy Shaheen School

Tel: 011 / 5111632


Riif Dimishq:

Magaca xarunta caafimaadka/ rugta caafimaadka Al sayida zeinab

Cinwaanka xarunta / riif Dimishq – Alsaida zeinab – baladiyada Alsaida  

 Telefoonada xarunta caafimaadka/ 011/6476950

  Nambarka mobilka  –

websitka xarunta caafimaadka  http://sarc.sy/

 

Magaca xarunta caafimaadka/ rugta caafimaadka qudsia

Cinwaanka xarunta / riif Dimishq –qudsia– shaaric al thawra  – binaa canqa wa xaliima

 Telefoonada xarunta caafimaadka/ 011/322446

  Nambarka mobilka  –

websitka xarunta caafimaadka  http://sarc.sy/

 

Magaca xarunta caafimaadka/ rugta caafimaadka alkiswa

Cinwaanka xarunta / riif Dimishq –al kiswa -khaan danoon- xarunta hoyga

 Telefoonada xarunta caafimaadka/ 011/6916210

  Nambarka mobilka  963/948333830

websitka xarunta caafimaadka  http://sarc.sy/


Xalab:

Magaca xarunta caafimaadka/ rugta caafimaadka alsakhur ee raacsan bisha

Cinwaanka xarunta / Bariga magaalada Xalab – Al-Sakhur – schoolka  qaza

 Telefoonada xarunta caafimaadka/ 021/4551096

  Nambarka mobilka  963/943077727

websitka xarunta caafimaadka  http://sarc.sy/


Hassakeh

Sadex xarumood oo caafimaad oo xiriir la leh jamciyada Al-Birr ee Al-Hasakah:

 

Magaca xarunta caafimaadka/ Rugta caafimaadka aasaasiga ah ee jamciyada  Al-Bir ee Qamishli

Cinwaanka xarunta / Al-Qamishli, Xaafada Al-Arbawiya, ee ka soo horjeedka Masjidka Al-Bashiir

 Telefoonada xarunta caafimaadka/ 00963 991871352

websitka xarunta caafimaadka/

/https://www.facebook.com/Alber.Qamishli/

 

 

 

Magaca xarunta caafimaadka/ Rugta caafimaadka ee jamciyada  Al-Bir ee Qamishli

Cinwaanka xarunta / Al-Hasakah, saaxada saacada , oo ku xiga Masjidka weyn

 Telefoonada xarunta caafimaadka/ 00963 995453580

websitka xarunta caafimaadka/

/https://www.facebook.com/Alber.Qamishli/


Tartus:

Magaca xarunta caafimaadka/ Xarunta bulshadaee bisha Magaalada Tartous

Cinwaanka xarunta / Bilawga Wadi Al-Shater – bari ee fagaaraha weyn

 Telefoonada xarunta caafimaadka/ –

  Nambarka mobilka  09432308425

websitka xarunta caafimaadka  m`asuulka  Isuduwida La-tashiga Caafimaadka


Qaxootiga iyo magangalyo-doonka Suuriya waxay ka heli karaan talaalka Coronavirus (Covid-19) gudaha xarumaha caafimaadka ee raacsan Wasaarada Caafimaadka. Related information:   << Back to Syria homepage >> Select another country on our Help page