Macluumaad loogu talagalay codsadayaasha sharciga qaxootiga, qaxootiga iyo dadka aan dalka lahayn ee Suuriya.

Waxaa bixisay UNHCR, Hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay.

Qaxootiga iyo magangelyo-doonku  website kan waxay ka heli karaan macluumaad ku saabsan arimahan soo socda:

Website kan waxu  gaar u yahay dadka aan Suuriyaanka ahayn; Lama xidhiidho muwaadiniinta Suuriyanka ah.

If you are a Syrian national looking for information about services and assistance available in other countries, you can look through the list available HERE.