Kusoo dhawoow websaytka ‘HELP’ kaasoo ay maamusho UNHCR, oo ah Hay’adda Qoxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay. Halkaan, Qoxootiga, magangalyo doonka iyo dadka bilaa dalka ah, iyo sidoo kale xubnaha qoysaskooda iyo dadka caawiya, waxay ka heli karaan macluuumaad ku saabsan nidaamka magangalyada iyo adeegyada ay ka heli karaan Sweden
Haddii aad hadda ku sugantahay Afghanistan, fadlan booqo barteena Help ee Afghanistan.
Ma tahay qaxooti ka socda Ukraine? UNHCR waa ay ku caawin kartaa. Booqo bogga dalka aad ku sugantahay: Hungary – Poland – Romania – Slovakia – dal kale ee kasta.
Ma tahay qoxooti Ukraine u dhashay oo Sweden ku sugan? Macluumaadka khuseeya waxaa laga heli on the karaa websaytka Hay’adda Socdaalka Sweden. Macluumaadkaan waxaad sidoo kale ku heli kartaa luuqadaha Ukraine iyo Ruushka.
Haddii aad tahay qof ay saamaysay xaaladda Ukraine ka jirta, macluumaadka ku anfacaya oo ka imaanaya Golaha Yurub ayaad ka heli kartaa websaytka rasmiga ah ee Midowga Yurub.
Websaytkaan, waxaad ka heli doontaa lifaaqyada iyo macluumaadka muhiimka ah, oo ay kujiraan mowduucyada soo socda:
Macluumaadka loogu tala galay dadka ka qaxaya Ukraine
Digniinaha ku saabsan khataraha ka dhalanaya tahriibinta sharci darada ah ee dadka
Sida magangalyo looga codsado Sweden?
Codsashada dib ula midoobista qoyska
Helista qof kaaga maqan dal kale (baadi goobka qoyska)
Halka aad caawimaad ka helayso gudaha Sweden
Waxyaabaha ku saabsan UNHCR ta Sweden
Tallaabooyinka caafimaadka iyo badqabka ee la xiriira Coronavirus (COVID-19)
Sida loo soo gudbiyo ficilada anshaxa xun
Ma joogtaa meel ka baxsan Sweden? Ma doonaysaa in lagaa caawiyo qaraabo dalka dibadiisa kaa jirta?
Fadlan booqo guudmarka bogga HELP ee UNHCR ama la xiriir xaafiiska guud ee UNHCR ee dalka aad joogto ee kuugu dhow.