Lambarka guud ee xaaladaha degdega ah ee booliska Sweden,
adeegyada badbaadada, waaxaha dabdamiska, iyo sidoo kale kisaska khataraha
isdilka, waa 112
- Wixii ku saabsan wicitaanada xaaladaha degdega ah garaac 112
- Si aad Booliska u wacdo xaaladaha degdega ah garaac 112
- waxyaabaha ku saabsan macluumaadka guud ee Booliska garaac 114 14
- Si aad u wacdo adeegyada Xaaladaha Degdega ah ee Caafimaadka garaac 112
- Si aad u hesho talo bixinta guud eecaafimaadka la xiriir Vårdguiden adiga oo garaacaya 1177
- Si aad u wacdo Waaxda dabdamiska garaac 112
