🕐 UNHCR waxaa lagu wargaliyay inay ka baxdo xafiiska hadda ee Menara Ravindo, Jl. Kebon Sirih, Jakrta. Laga Bilaabo 12ka Diseembar 2021, UNHCR kuma yeelan doonto xafiisyo ama shaqaale Menara Ravindo, Jl. Kebon Sirih, Jakarta. Fadlan halkan guji si aad uga bogato xog dheeri ah ee ku saabsan geediga xafiiska.
🕐 Waxaan ku howlanahay turjumista boggaan ee luuqadaha Somali-ga. Fadlan noo dulqaado inta aan ka dhameestireeno.
Soo dhawoow
UNHCR Indonesia – Caawinta qaxootiga iyo magangalyo-doonka
Ku soo dhawoow websaydka ‘CAAWI’ ee Indonesia oo ay maamusho UNHCR, Hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay. Magangalyo doonka iyo qaxootiga ka diiwaan gashan UNHCR Indonesia waxay ka faa’iidaysan karaan adeegyada qaarkood oo ay bixiyaan UNHCR iyo la-hawlgalayaasheeda. Waxaad sidoo kale ogaan kartaa adeegyada ay bixiso dowladda Indonesia ama qaxootiga ay xaq u leeyihiin inay galaan.Find information on registration, resettlement, legal support, and other services available to you:
Asylum in Indonesia – Magangalyo Indonesia
How to register with UNHCR – Sida UNHCR looga diiwaan geliyo
Refugee Status Determination (RSD) – Go’aaminta Xaaladda Qaxoontiga (RSD)
Health assistance – Caawinta caafimaadka
Education assistance – Caawinta waxbarashada
Support for those experiencing violence – Taageerada kuwa ay la kulmaan rabshadaha
Resettlement and other options (family reunification, education opportunities, among others.) – Dib-u-dejin iyo doorashooyin kale (isku-keenida qoyska, fursadaha waxbarashada, iyo kuwo kale.)
Legal support – Taageerada sharciga
Information about the Coronavirus (COVID-19) – Warbixin ku saabsan Coronavirus (COVID-19)
Information for Afghan Nationals – Macluumaadka muwaadiniinta Afgaanistaan
Mareegtan si joogto ah ayaa loo cusboonaysiin doonaa