Dib u dejinta iyo fursadaha kale ee mustaqbalka

Dib u dejinta iyo fursadaha kale ee mustaqbalka

Waxaa jira habab kala duwan oo qaxootiga iyo dadka kale ee barokacay ay ku heli karaan hab nabdoon oo ay ku aadayaan waddan kale oo siyaabo sharci ah. Dariiqyadani waxay maraan dib-u-dejin ama siyaabo kale oo loo yaqaan waddooyinka dhammaystirka ah. Ikhtiyaarada la heli karo waxay ku xidhan yihiin dalka gaarka ah ee ay dadka barokacay doonayaan inay u safraan waxayna yeelan doonaan shuruudo kala duwan. Haddii ay ammaan tahay in sidaas la sameeyo, UNHCR waxay sidoo kale kaa caawin kartaa inaad ku laabato gurigaaga.

Guji xulashooyinka hoose si aad mid walba wax uga barato.  


Related information

<< Back to Indonesia homepage >> Select another country on our Help page