Adeegyada Caafimaadka

Qaxootiga iyo magangalyo-doonka ka diiwaan gashan UNHCR waxay ka heli karaan daaweyn dhamaan xarumaha caafimaadka ee loogu talo galay bulshada guud. Qiimo dhimis boqolkiiba konton ah 50% ee loogu talo galay dadka ajnabiga ah.

Adeegyada daryeelka caafimaadka aasaasiga ah sidoo kale waxaa laga heli karaa (Haddii aad dhib ku qabtid muujinta khariidadda, sidoo kale waad ka heli kartaa halkan):