Waxbarashada

Waqti xaadirkan waxaa jira xarumo waxbarasho oo dhowr ah oo ay aqoonsantahay UNHCR, kuwaa oo bixiya waxbarashada aasaasiga ah iyo kan sare qaxootiga iyo magangalyo-doonka. Waxaad isticmaali kartaa qariirada ama map hoose si aad u hesho xarunta waxbarasho ee kuugu dhaw.

Hadii aad dhib kala kulantid muujinta qariidada ama map, sidoo kale waad ka gali kartaa halkan.