Sida loo galo akoonkaaga internetka ee iskaa u adeeggo
TALLAABADA 1aad: Ku dhufo badhanka “Soo gal”.
TALLAABADA 2aad: Gali ciwaanka iimaylkaaga iyo eraygaaga sirta ah ee aad u samaysay si aad u gasho akoonkaaga internetka ee iskaa u adeeggo.
TALLAABADA 3aad: Gali lambarka xaqiijinta cusub ee lagu soo diri doono iimaylkaaga
Fiiro gaar ah: Laguma weydiin doono inaad geliso kood cusub oo laguugu soo diray mobilkaaga marka aad mar labaad gasho. Had iyo jeer waad heli kartaa Ogaysiiska Qarsoonimada isticmaalka mareegtada iskaa u adeeggo ee UNHCR ee internetka.