Su’aalo Horudhac ah; Kulan Wadatashi Ku Saabsan Helitaanka Caawinta Caafimaadka ee Qaxootiga iyo Magangalyo-doonka u nool Sida Madaxbannaan
January 27, 2026
UNHCR waxay jeclaan lahayd inay maqasho walaacyadiinna, si looga jawaabo inta lagu jiro Kulanka Wadatashiga. Si si wanaagsan looga jawaabo fikradaha iyo talooyinka ka imanaya bulshooyinka qaxootiga, U.... →