Daryeelka Caafimaadka Aasaasiga ah

Dhammaan magangelyo-doonayaasha iyo qaxootiga diiwaangashan waxay heli karaan adeegyo caafimaad aasaasi ah oo qiimo jaban ah xarumaha caafimaadka bulshada ee deegaanka (PUSKESMAS). Xarumahan waxaa maamula Dowladda Indonesia. Fadlan keenso aqoonsigaaga UNHCR si aad ugu fududaato helitaanka adeegyada. 

Waxaa laga yaabaa in lagu weydiiyo lacag yar oo ku saabsan maamulka iyo adeegyada caafimaadka aasaasiga ah. Kharashkani inta badan waa u dhexeeyaa IDR 10,000 ilaa 35,000 booqashadiiba. Kharashyo dheeraad ah ayaa laga yaabaa inay dhacaan haddii loo baahdo daaweyn caafimaad oo horumarsan. Dhammaan kharashaadka waxaa toos u bixin doona qaxootiga iyo magangelyo-doonayaasha.

PUSKESMAS waxay ku yaalliin dalka oo dhan. Xidhiidhada goobaha PUSKESMAS ee qaxootiga lagu martigeliyo waxaa laga heli karaa halkan.  

Jakarta iyo deegaannada ku xeeran: List of Puskesmas in Jakarta and Surrounding Areas

Waqooyi Sumatera Pusat Kesehatan Masyarakat – Pemerintah Provinsi Sumatera Utara (sumutprov.go.id) 

Makassar  Dinkes – Kota Makassar (dinkeskotamakassar.id) 

Pekanbaru  Identitas Puskesmas Kota Pekanbaru Tahun 2019 Per Puskesmas – Identitas Puskesmas Kota Pekanbaru Tahun 2019 Per Puskesmas | Data Kesehatan Provinsi Riau 

Tanjung Pinang  Identitas Puskesmas Kota Pekanbaru Tahun 2019 Per Puskesmas – Identitas Puskesmas Kota Pekanbaru Tahun 2019 Per Puskesmas | Data Kesehatan Provinsi Riau 

Batam  Puskesmas – Dinas Kesehatan Kota Batam