Taageraada Caafimaadka Maskaxda

Haddii aad u baahan tahay taageero caafimaadka maskaxda, fadlan tag PUSKESMAS halkaas oo cilmi-nafsiyaal (psychologists) laga heli karo, gaar ahaan degmooyinka Jakarta iyo Depok. Adeegyada PUSKESMAS waa caafimaadka aasaasiga ah, kharashkuna waa mid yar, UNHCR-na ma dabooli doonto. Hase yeeshee, haddii cilmi-nafsigu kuugu gudbiyo daaweyn heer sare ah, fadlan u soo gudbi warqadda gudbinta Khadka Caafimaadka YCWS (0811 8161 511), waxaana qiimeyn doona YCWS haddii taageero la siin karo.