Caawinta iyo Taageerada
Dhammaan adeegyada ay bixiso UNHCR iyo la-hawlgalayaasheeda waa bilaash.
Macluumaadkan waxaa loogu talagalay qaxootiga iyo magangelyo-doonka si madaxbannaan ugu nool Indonesiya. Macluumaad ku saabsan kaalmada ay heli karaan shakhsiyaadka deggan hoyga ay taageerto IOM waxa laga heli karaa IOM.








