Ka jawaabista Su’aalahaaga

Dhammaan adeegyada ay bixiso UNHCR iyo la-hawlgalayaasheeda waa bilaash.

Qaybtani waxay u heellan tahay wax ka qabashada su’aalaha ka imanaya qaxootiga iyo magangalyo-doonka ku nool Indonesia. Ka baadho duubista fiidiyowga iyo sharraxaad faahfaahsan oo ka timid kulamadeenna Townhall.