Dariiqooyinka Kaabayaasha Ah

Dariiqooyinka kaabayaasha ah waa habab badbaado leh oo qaxootiga iyo magangelyo-doonka ay ku geli karaan kuna joogaan waddan saddexaad (dal aan ahayn waddankii ay u dhasheen ama waddankii ay magangelyo u raadsadeen) halkaas oo baahiyahooda ilaalinta caalamiga ah lagu daboolay. Dariiqooyinka kaabayaasha ah ayaa kala duwan oo dheeraad ku barnamijka ah dib u dejinta. Waddamada saddexaad waxay dejiyaan shuruudo u gaar ah oo ay ku maraan dariiqooyinka kaabayaasha ah waxayna go’aansadaan cidda ay u ogolaanayaan dhulkooda.

UNHCR waxa ay diyaar u tahay in ay ka caawiso qaxootiga xiisaynaya iyada oo u maraysa dariiqyada kaabayaasha ah intii suurtogal ah. Gaar ahaan, UNHCR waxay ku taageeri kartaa qaxootiga warqad caddaynaysa xaaladdaada UNHCR. Si kastaba ha ahaatee, codsiyada barnaamijyadan ma ahan mid laga xaraysto UNHCR ee waxaa loo maraa nidaamyada kale ee loo dejiyay dariiqa kaabayaasha. 

Macluumaad ku saabsan barnaamijkan dariiqa kaabayaasha ee kala duwan, shuruudaha u-qalmitaanka, iyo habka codsiga waxaa laga heli karaa xiriirinta hoose.