Waa maxay xaquuqahayga iyo waajibadkayga ka magangalyo doon ahaan?

Wax badan ka akhri xaquuqaha iyo waajibaadka magangalyo doonka ee gudaha Sweden barta macluumaadka rasmiga ah ee saraakiisha Sweden (Information Sverige). Websaytka waxaa kujira macluumaad sax ah oo loogu tala galay magangalyo doonka iyo dadka dhawaan la siiyay ogolaanshaha degenaanshaha Sweden.


Macluumaadka la xiriira