Dal La’aan

Haddii aad tahay – ama aad khatar ugu jirto inaad noqoto dal la’aan, (ma aha muwaadin waddan laga aqoonsan yahay), la xiriir Xafiiska kuugu dhow ee UNHCR. Marxaladdan hadda lagu jiro Soomaaliya ma aysan sameynin hanaan lagu go’aaminayo dowlad la’aanta, sidaa darteed kiis kasta waxaa loo tixgelin doonaa si shaqsi ahaaneed si loo helo taageero suurtagal ah oo wadatashi iyo iskaashi lala yeesho hay’adda dowladda ee ay quseyso


Sidoo Kale eeg

<< Ku noqo bogga Soomaaliya >> Xulo waddan ku yaal boggayaga Caawinta