Caawinta Somalia
UNHCR iyo ururada ay bahwadaagta yihiin waxay siiyaan qaxootiga, magangalyo-doonka iyo qaxootiga soomaaliyeed ee ku soo laabtey soomaaliya taageerada soo socota:
National Commissioner for Refugees and IDPs (NCRI) waxay bixisaa adeegyada ilaalinta, oo ay ka mid yihiin diiwaangelinta, dhukumiintiyada qaxootiga iyo magan galya doonka, talo-bixinta adeegdayada qaxootiga iyo magan galya doonka , soo dhaweeynta iyo dib u dejinta qaxootiga wadanka kusoolaabtay.
- Address: Sope Street, KM5, Hodan District
- Xidid: +252771827677; +252615357881
- Saacada shaqada: Saturday-Thursday, 8:00 AM-4:00 PM
University of Hargeisa Legal Clinic waxay bixisaa la-talin sharci iyo caawimaad:
- Address: Pepsi Area, UNDP road, west side Miiska Saraakiisha (officials’ table) Hargeisa, Maroodijeeh region
- Xidid Email: [email protected] or [email protected]
- Telephone contacts: 0634479334 / 063 4422547
- Saacada shaqada: 8:00 AM to 1:00 PM
Kaalo waxay bixisaa la-talin sharci iyo caawimaad:
- Address: HQ Garowe Nugaal region
- Xidid contacts: [email protected] or [email protected]
- Telephone numbers: +252 907794192
- Saacadaha shaqada: 8:00 AM-4:00 PM
Human Protection Department of the Ministry of Interior, Federal Affairs and Democratization (HPD-MoIFAD) waxay bixisaa adeegyada ilaalinta, oo ay ka mid yihiin diiwaangelinta, dhukumiintiyada qaxootiga iyo magan galya doonka, talo-bixinta adeegdayada qaxootiga iyo magan galya doonka , soo dhaweeynta iyo dib u dejinta qaxootiga wadanka kusoolaabtay.
- Address: Bossaso One Stop Shop, Located on 30th Road, Bariga Bosaso, Bosaso, Puntland, Somalia
- Xidid: [email protected]
- Telephone numbers: +252 90 775 0452
- Qofka lagala xiriiri karo: Mr. Abdirahman Caynab, Centre Manager