Adeegyada xaaladaha degdega ah

Lambarka guud ee xaaladaha degdega ah ee booliska Sweden,
adeegyada badbaadada, waaxaha dabdamiska, iyo sidoo kale kisaska khataraha
isdilka, waa 📞 112

  • Wixii ku saabsan wicitaanada xaaladaha degdega ah garaac 📞 112
  • Si aad Booliska u wacdo xaaladaha degdega ah garaac 📞 112
  • waxyaabaha ku saabsan macluumaadka guud ee Booliska garaac 📞 114 14
  • Si aad u wacdo adeegyada Xaaladaha Degdega ah ee Caafimaadka garaac 📞 112
  • Si aad u hesho talo bixinta guud eecaafimaadka la xiriir Vårdguiden adiga oo garaacaya 📞 1177
  • Si aad u wacdo Waaxda dabdamiska garaac 📞 112


Macluumaadka la xiriira