Caawinta Somalia

UNHCR iyo ururada ay bahwadaagta yihiin waxay siiyaan qaxootiga, magangalyo-doonka iyo qaxootiga soomaaliyeed ee ku soo laabtey soomaaliya taageerada soo socota:


Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ⬇

DRC (Danish Refugee Council) waxay bixisaa adeegyo ilaalin ah, oo ay ku jiraan jawaab celinta Rabshadaha ku Salaysan Jinsiga (GBV), Ilaalinta Carruurta, iyo Taageerada nafsaani-bulsho.

  • Address: Waberi district, Airport road Mogadishu
  • Xidid: ? 332 (hotline number)
  • Saacada shaqada: 8:00 AM-4:00 PM

Mercy Corps waxay bixisaa taageero waxbarasho, waxqabadyada habnololeedka iyo la-talin la xiriirta is-dhexgalka.

  • Address: Bulahubey, Wadajir District, Mogadishu
  • Xidid: ? 2188
  • Saacada shaqada: 8:00 AM-4:30 PM

Coopi waxay bixisaa taagero hab-nololeedka ah:

  • Address: Bulahubey, Wadajir District, Mogadishu
  • Xidid: ? 0613060481 / ? 0613060482 / ? 0613060483
  • Saacada shaqada: 8:00 AM-5:00 PM

Aamin waxay bixisaa gudbin caafimaad si loo helo kaalmada caafimaad ee aasaasiga ah iyo tan sare.

  • Address: Taleh, Hodan District, Mogadishu
  • Xidid: ? 999 / ? 0619520460
  • Saacada shaqada: 8:00 AM-4:00 PM

In Somaliland ⬇

DAN (Development Action Network) waxay bixisaa adeegyo badbaadin oo ay ku jiraan Ilaalinta Carruurta:

  • Address: Koodbur district, Sha’ab Area, Street number 2, Apposite to Dubai Motors Hargeisa
  • Xidid: ? 0636482119, Amharic and Oromo/ ? 0636482120, Arabic
  • Saacada shaqada: 7:30 AM-2:00 PM (Saturday to Wednesday) and 7:30 AM 1:00 PM (Thursday)

University of Hargeisa Legal Clinic waxay bixisaa la-talin sharci iyo caawimaad:

  • Address: Pepsi Area, UNDP road, west side Miiska Saraakiisha (officials’ table) Hargeisa, Maroodijeeh region
  • Xidid Email: [email protected] or  [email protected]
  • Telephone contacts: ? 0634479334 / ? 063 4422547
  • Saacada shaqada: 8:00 AM to 1:00 PM

NRC (Norwegian Refugee Council) waxay bixisaa taagero waxbarasho iyo waxqabadyo:

  • Address: Masala Area, Behind Ambassador Hotel, Hargeisa
  • Xidid: [email protected]
  • Saacada shaqada: 7:30 AM–4:00 PM marka laaga reebo Fridays and Saturdays

In Puntland ⬇

Kaalo waxay bixisaa la-talin sharci iyo caawimaad:

TSS (Tadamun Social Society) waxay bixisaa taageero waxbarasho:

  • Address: HQ Bosaso Bari region
  • Xidid Email: [email protected]
  • Tel : ? +252 907798815
  • Saacadaha shaqada: 8:00 AM-3:00 PM

Save the Children waxay bixisaa adeegyo caafimaad:

  • Address: HQ Garowe Nugaal region
  • Xidid Email: [email protected]
  • Tel: ? +252 907795418
  • Saacadaha shaqada: 7:30 AM-3:30 PM

Sidoo Kale eeg

<< Ku noqo bogga Soomaaliya >> Xulo waddan ku yaal boggayaga Caawinta