Caawinta Somalia

UNHCR iyo ururada ay bahwadaagta yihiin waxay siiyaan qaxootiga, magangalyo-doonka iyo qaxootiga soomaaliyeed ee ku soo laabtey soomaaliya taageerada soo socota:

National Commissioner for Refugees and IDPs (NCRI) waxay bixisaa adeegyada ilaalinta, oo ay ka mid yihiin diiwaangelinta, dhukumiintiyada qaxootiga iyo magan galya doonka,  talo-bixinta adeegdayada qaxootiga iyo magan galya doonka , soo dhaweeynta iyo dib u dejinta qaxootiga wadanka kusoolaabtay. 

  • Address: Sope Street, KM5, Hodan District
  • Xidid: +252771827677; +252615357881
  • Saacada shaqada: Saturday-Thursday, 8:00 AM-4:00 PM

University of Hargeisa Legal Clinic waxay bixisaa la-talin sharci iyo caawimaad:

  • Address: Pepsi Area, UNDP road, west side Miiska Saraakiisha (officials’ table) Hargeisa, Maroodijeeh region
  • Xidid Email: [email protected] or [email protected]
  • Telephone contacts: 0634479334 / 063 4422547
  • Saacada shaqada: 8:00 AM to 1:00 PM

Kaalo waxay bixisaa la-talin sharci iyo caawimaad:

Human Protection Department of the Ministry of Interior, Federal Affairs and Democratization (HPD-MoIFAD) waxay bixisaa adeegyada ilaalinta, oo ay ka mid yihiin diiwaangelinta, dhukumiintiyada qaxootiga iyo magan galya doonka,  talo-bixinta adeegdayada qaxootiga iyo magan galya doonka , soo dhaweeynta iyo dib u dejinta qaxootiga wadanka kusoolaabtay. 

  • Address: Bossaso One Stop Shop, Located on 30th Road, Bariga Bosaso, Bosaso, Puntland, Somalia
  • Xidid: [email protected]
  • Telephone numbers: +252 90 775 0452
  • Qofka lagala xiriiri karo: Mr. Abdirahman Caynab, Centre Manager