Talo bixinta sharciga ee nidaamka magangalyada iyo dib ula midoobista qoyska

Haddii aad ku sugantahay Sweden aadna u baahan tahay talo bixin dhanka sharciga ah oo ku saabsan kiiskaaga magangalyada ama aad qabto su’aalo ku saabsan magangalyada ama nidaamka dib ula midoobista qoyska, fadlan la xiriir saaxiibkeena Xarunta Sharciga Qoxootiga ee Swedish taasoo awoodi karta inay ku siiso talo bixin sharci oo kiiskaaga ku saabsan:

      Xarunta Sharciga Qoxootiga Sweden (Asylrättscentrum)

      Websaytka: Asylrättscentrum (sweref.org)

      Teleefoonka: 📞 0200 88 00 66 (Talaadada iyo Arbacada 09.00-11.00)

      Iimayl: 📧 [email protected]

Haddii aad ku sugantahay Sweden aadna u baahan tahay talo bixin dhanka sharciga ah oo ku saabsan kiiska dib ula midoobista qoyskaaga, fadlan la xiriir saaxiibkeen Laanqayrta Cas ee Sweden taasoo awoodda inay talo bixin sharci ah kaa siiso kiiskaaga:

      Laanqayrta Cas ee Sweden

      Websaytka: Hel kaalmadeena | Laanqayrta Cas ee Sweden (rodakorset.se)

      Teleefoonka: 📞 020 415 000 (Maalmaha Arbacada, 09.00-12.00)

      Iimayl: 📧 [email protected]


Macluumaadka la xiriira