Halkee laga helaa Help marka Sweden la joogo

Dhammaanba macluumaadka iyo adeegyada ay bixiso UNHCR iyo saaxiibadeenu waa u lacag la’aan ah dadka haysta magangalyada kumeelgaarka ah, magangalyo doonka ah, Qoxootiga, kuwa haysta magangalyada aan buuxin iyo shakhsiyaadka aan dalka lahayn.

Boggaan, waxaad ka helaysaa macluumaadka xiriirka ururada kuwaas oo kaa caawin kara inta lagu jiro nidaamka magangalyada ee Sweden. Waxada sidoo kale ka heli kartaa lambarada iyo macluumaadka xirirka adeeg bixiyeyaasha kale ee Sweden.


Macluumaadka la xiriira